Dib-u-habeynta Muhiimka u ah Maamul Wanaaga Dawladnimo ee Somaliland
NABAD GALYADA
Somalidu waxay hadal hayn u leedahay; NABAD IYO CAANO ama NABAD IYO BARWAQO (PEACE AND PROSPERITY). Nabad galyadu waa halbolaha horumarka iyo dawlad nimada.
Akhri DhammaanCADALADA
Somalidu waxaa tidhaa: “RAG CADAALAD WAAYAY SIDII CAWSHA KALA YAACâ€. Haddii CADAALAD LA WAYO, NABADNA LA WAA, AMA ‘NO PEACE NO JUSTICE’. Haddaba.
Akhri DhammaanDHAQALAHA
Kobcinata dhaqaluhu waxaa uu ka mid yahay rukunada asaasiga u ah horumar waara. Dalna hurmar ma sameeyo, haddii aanu dhaqaalaha dalkiisu kobcin.
Akhri DhammaanDASTUURKA SOMALILAND
Dastuurka Somaliland waxaa la qoray wakhti dadka Somaliland badankoodu dalka ka maqnaa, oo markaa uun laga soo noqday xeryaha qoxootiga.
Akhri DhammaanGOLAHA GUURTIDA
GOLAHA GUURTIDA EE MUSTAQBALKU waa inuu noqdo GOLE QARAN, OO AH XULKA AQOON YAHANADA, IYO WAX GARADKA SOMALILAND. WAA INUU NOQDO HALDOORKA AMA LABEENTA UMMADA SOMALILAND.
Akhri DhammaanDIMUQRADIYADDA
Somaliland waxay qadatay habka dimuqradiga ah, sida daradeed, XUSBIYADA QARANKA WAA IN AY NOQDAN KUWA UMMADA SOMALILAND WADA LEEYIHIIN OO DUMIQRADIYA.
Akhri DhammaanCASHUUR URURINTA
Hirgalinta hay’ada cashuur ururinta Somaliland (Somaliland Treasury Department) oo madax banaan, Golaha Guurtida (ee Mustaqbalka) hoos tagta.
Akhri DhammaanHAYDA SHAQALAHA
Hay’ada shaqaluhu waa in ay noqoto mid madaxbanaan, oo hoos tagta Golaha Guurtida (ee Mustaqbalka), oo awoodeeduna tahay...
Akhri DhammaanDAWLADAHA HOOSE/DHEXE
A) DAWLADA HOOSE. 1) Mayarada iyo Mayar ku-xigeenada waa in si toosa loo doorto. 2) Iyo Waa in tirada golaha degaanada la dhimo. B)Â DAWLADA DHEXE. XUKUMAD KOOBAN, oo ka kooban...
Akhri DhammaanKOMISHANKA ODAY DHAQAMEEDKA
Komishanka waxaa ka kooban yihiin Oday dhaqameeda, waxaanay dawlada kala shaqaynayaan Nabadgalyada, khasatan degana miyiga.
Akhri DhammaanTaageer Dib-u-habeynta Somaliland
Ku darso cawimaadkaaga Isbahaysiga
Caawi
ISBAHAYSIGA (Somalilandfirst)
Akhri Fariimaha La Soo Gudbiyey
Dadaalka bulshada rayidku ayaa isbadal dhaba keena
Bulshada rayid ama ‘Grassroot’ waa seeska Ahramta siyaasada ee qaran oo kale. Ahramtu waa dhismayaasha Masar ee qadimiga ah.....
Akhri FariintaGreat Ten Solutions for Somaliland
In the face of significant development challenges, Somaliland has been making great strides to stabilize and expand its economy. In ...
Akhri FariintaMaqaallo & Warar Cusub
MA CAQILO AYAANU DOORANAYNA, MISE XILDHIBANADA GOLEYASHA WAKIILADA/DEGANKA?
Dhawan waxaa loo dareeri doona doorashada Golaha Wakiilada iyo Deganka, haddaba su’aashu waxay tahay, Maxaynu dooranaynaa? Ma Caqilo, Mise xildhibanada ...
Read MoreGOORMAY DAWLADA HOOSE EE HARGAYSI SHARKAD NOQOTAY?
Waxaan dhagaystay barnamijka HornCable ee qanci-dadkaaga oo uu Wasiirka Gadiidka iyo Horumarka Wadooyinka, C/lahi Abokor Cisman iyo gasimayasha wasaaradu ay ...
Read MoreXIISADA TAARIKHIGA AHAYD EE KU DUUGAN DOOD UU BAARLAMANKII SOMALILAND UU YEESHAY APRIL 5, 1960-GII. DOODANI OO LAGU DOODAYAY MIDNIMADII FASHILANTAY IYO DIGNIINTA DAWLADII INGIRIISKA.
London(Geeska)-Waxa dhawaan xafiiska lagu kaydiyo qoraalada taariikhiga ah ee dunida oo ku yaala magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu soo ...
Read MoreHeshiiska DP World ee Dekeda Berbera: Fursadii iyo Maalgashigii Ugu Waynaa ee Somaliland Heshay
Heshiiska DP World ee Dekeda Berbera: Fursadii iyo Maalgashigii Ugu Waynaa ee Somaliland Heshay. Waxa aynu markasta nidhaahnaa waddanka waa ...
Read More