SHAQAALAHA DAWLADA, WAA IN MUDNAANTA LA SIIYO AQOONTA QOFKA IYO INUU QOFKU U QALMO SHAQADA UU DALBANAYO. Sida daradeed, waa in HAY’ADA SHAQALUHU madax banaanto, Golaha Guurtida la shaqayso.
RIIX Link-kani, si aad u daalacatid shuruudaha Golaha Guurtida ee mustaqbalka:Â https://www.somalilandfirst.com/so/maxaa-udanna-somaliland/security/
Haddaba, shaqada Hay’da shaqaaluhu waa in ay noqoto:
- Tababarida/tayanta shaqalaaha dawlada.
- U-doodida xuquuqda shaqaalaha dawlada, iyo siday mushaharka ay u qalman u heli lahaayeen.
- Shaqalayta iyo eriga shaqalaha.
- Wakhtiga shaqada oo laga dhigo 7 Am – 2:00 Pm.
Haddaba, si gudidani hawshooda u fuliyan waa in la sameeyo Xeerka Gudida Shaqalaha dawlada, labada golana laga ansixiyo.