CASHUUR URURINTA

Waa in la hirgalinta HAY’ADA CASHUUR URURINTA SOMALILAND (TREASURY DEPARTMENT). Hay’adani waa in ay ururiso cashuuraha dawlada dhexe iyo dawlada hoose, isla markana waa in la casriyeeyo habka loo ururiyo cashuurta.

Haddaba, SI SHACABKA SOMALILAND KALSOONI UGU QABAN INAY CASHUURTA BIXINAYAAN, waa in la abuuro HAY’ADA CASHUUR URURINTA (SOMALILAND TREASURY DEPARTMENT), oo madax banaan, Golaha Guurtida la shaqeeysa.

RIIX Link-kani, si aad u daalacatid shuruudaha Golaha Guurtida ee mustaqbalka: https://www.somalilandfirst.com/so/maxaa-udanna-somaliland/security/

Shaqada Hay’ada Cashuur ururinta Somaliland waa:

  1. Cashuurta dawlada Dhexe iyo Dawladah hoose ururiso.
  2. In ay maamusho xisaabadka dawladaha iyo amaaha dawladaha
  3. In xoojiso, kuna ilaaliso sharcabku ku dhaqanka shuruucda cashuuraha.
  4. In baadhis, dacwad ku soo oogto kuwa cashuurta la baxsada.