A) DAWLADA HOOSE.
Waa dib-u-habayn lagu sameeyo dawladaha hoose, waa in:
- Mayarada iyo Mayar Ku-xigeenada waa in si toosa shacabka Magalooyinku u-doortaan. Waana in
- Tirada golaha degaanada la dhimo, lagana dhigo NUS (ama HALF).
SIDA DARADEED, XEERKA ISMAAMULKA GOBALADDA IYO DEGMOOYINKA XEER LR23 WAA IN DIB LOOGU NOQDO, LANA SAXO.
B)Â DAWLADA DHEXE
Xukumad kooban, oo ka kooban 15 Wasiir, 5 la-talaliye Madaxwaynah iyo 30 agaasimo. Loomana bahna Wasiir-ku-xigeeno iyo Wasiiro dawla. Waana in sharciga lagu qeexo, si ay xukumaduhu ugu hogaansamaan.