CADALADA

Somalidu waxaa tidhaa: “RAG CADAALAD WAAYAY SIDII CAWSHA KALA YAAC”. Haddii CADAALAD LA WAYO, NABADNA LA WAA, AMA ‘NO PEACE NO JUSTICE’. Waaxda garsoorku waa in ay madax banaanato, kana madax banaanato xukuumad ama siyaasiyiinta. Haddaba, si CADAALAD UMMUDU KU KALSOONATO LOO HELO, waa in la abuuro KOMISHANKA CADAALADA , oo la shaqaya Golaha Guurtida ee Mustaqbalka.

RIIX Link-kani, si aad u daalacatid shuruudaha Golaha Guurtida ee mustaqbalka: https://www.somalilandfirst.com/so/maxaa-udanna-somaliland/security/

Shaqada KOMISHANKA CADAALADA waa inuu noqodo:

  • Tababarida/Tayayanta shaqaalaha Cadaalada; Garsoorayaasha, Xeer Ilaaliyaasha, IWM.
  • U-ola’leeyaan, siday shaqalahaa Waaxda Garsoorku mushaharka ay u qalma u heli lahaayeen. Iyo
  • Waa in Komishankani noqdo kuwa dadka u soo cawdan haddii cadal daro ku timado.

Haddaba, si gudidani hawshooda u fushan waa in Amendment lagu sameeyo Dastuurka khasatan qabta la xidhiidha Cadaalada.

 

Qoraalkan ayaa sidoo kale laga heli karaa: English عربى