DASTUURKA SOMALILAND

Dastuurka Somaliland waxaa la qoray wakhti dadka Somaliland badankoodu dalka ka maqnaa, oy markaasun laga soo noqday xeryaha qoxootiga. Teeda kale is qab qabsiga joogta ah ee Siyaasiyiinta waxuu ka maraga ka cayaa in waxbadan ka qabyo yihiin Dastuurka iyo shuruucda dalka.