Dib U-habynta Somaliland

CASHUUR URURINTA

Hirgalinta hay’ada cashuur ururinta Somaliland (Somaliland Treasury Department) oo madax banaan, Golaha Guurtida (ee Mustaqbalka) hoos tagta.

Read More

DIMUQRADIYADDA

Somaliland waxay qadatay habka dimuqradiga ah, sida daradeed, XUSBIYADA QARANKA WAA IN AY NOQDAN KUWA UMMADA SOMALILAND WADA LEEYIHIIN OO DUMIQRADIYA.

Read More

GOLAHA GUURTIDA

GOLAHA GUURTIDA EE MUSTAQBALKU waa inuu noqdo GOLE QARAN, OO AH XULKA AQOON YAHANADA, IYO WAX GARADKA SOMALILAND. WAA INUU NOQDO HALDOORKA AMA LABEENTA UMMADA SOMALILAND.

Read More

CADALADA

Somalidu waxaa tidhaa: “RAG CADAALAD WAAYAY SIDII CAWSHA KALA YAAC”. Haddii CADAALAD LA WAYO, NABADNA LA WAA, AMA ‘NO PEACE NO JUSTICE’. Haddaba.

Read More

DHAQALAHA

Kobcinata dhaqaluhu waxaa uu ka mid yahay rukunada asaasiga u ah horumar waara. Dalna hurmar ma sameeyo, haddii aanu dhaqaalaha dalkiisu kobcin.

Read More

NABAD GALYADA

Somalidu waxay hadal hayn u leedahay; NABAD IYO CAANO ama NABAD IYO BARWAQO (PEACE AND PROSPERITY). Nabad galyadu waa halbolaha horumarka iyo dawlad nimada.

Read More

HAYDA SHAQALAHA

Hay’ada shaqaluhu waa in ay noqoto mid madaxbanaan, oo hoos tagta Golaha Guurtida (ee Mustaqbalka), oo awoodeeduna tahay...

Read More

DAWLADAHA HOOSE/DHEXE

A) DAWLADA HOOSE. 1) Mayarada iyo Mayar ku-xigeenada waa in si toosa loo doorto. 2) Iyo Waa in tirada golaha degaanada la dhimo. B)  DAWLADA DHEXE. XUKUMAD KOOBAN, oo ka kooban...

Read More

DASTUURKA SOMALILAND

Dastuurka Somaliland waxaa la qoray wakhti dadka Somaliland badankoodu dalka ka maqnaa, oo markaa uun laga soo noqday xeryaha qoxootiga.

Read More

Qoraalkan ayaa sidoo kale laga heli karaa: English عربى