CASHUUR URURINTA
Hirgalinta hay’ada cashuur ururinta Somaliland (Somaliland Treasury Department) oo madax banaan, Golaha Guurtida (ee Mustaqbalka) hoos tagta.
Read MoreDIMUQRADIYADDA
Somaliland waxay qadatay habka dimuqradiga ah, sida daradeed, XUSBIYADA QARANKA WAA IN AY NOQDAN KUWA UMMADA SOMALILAND WADA LEEYIHIIN OO DUMIQRADIYA.
Read MoreGOLAHA GUURTIDA
GOLAHA GUURTIDA EE MUSTAQBALKU waa inuu noqdo GOLE QARAN, OO AH XULKA AQOON YAHANADA, IYO WAX GARADKA SOMALILAND. WAA INUU NOQDO HALDOORKA AMA LABEENTA UMMADA SOMALILAND.
Read MoreCADALADA
Somalidu waxaa tidhaa: “RAG CADAALAD WAAYAY SIDII CAWSHA KALA YAACâ€. Haddii CADAALAD LA WAYO, NABADNA LA WAA, AMA ‘NO PEACE NO JUSTICE’. Haddaba.
Read MoreDHAQALAHA
Kobcinata dhaqaluhu waxaa uu ka mid yahay rukunada asaasiga u ah horumar waara. Dalna hurmar ma sameeyo, haddii aanu dhaqaalaha dalkiisu kobcin.
Read MoreNABAD GALYADA
Somalidu waxay hadal hayn u leedahay; NABAD IYO CAANO ama NABAD IYO BARWAQO (PEACE AND PROSPERITY). Nabad galyadu waa halbolaha horumarka iyo dawlad nimada.
Read MoreHAYDA SHAQALAHA
Hay’ada shaqaluhu waa in ay noqoto mid madaxbanaan, oo hoos tagta Golaha Guurtida (ee Mustaqbalka), oo awoodeeduna tahay...
Read MoreDAWLADAHA HOOSE/DHEXE
A) DAWLADA HOOSE. 1) Mayarada iyo Mayar ku-xigeenada waa in si toosa loo doorto. 2) Iyo Waa in tirada golaha degaanada la dhimo. B)Â DAWLADA DHEXE. XUKUMAD KOOBAN, oo ka kooban...
Read MoreDASTUURKA SOMALILAND
Dastuurka Somaliland waxaa la qoray wakhti dadka Somaliland badankoodu dalka ka maqnaa, oo markaa uun laga soo noqday xeryaha qoxootiga.
Read More