{"id":5753,"date":"2020-01-02T05:59:32","date_gmt":"2020-01-02T05:59:32","guid":{"rendered":"https:\/\/www.somalilandfirst.com\/?page_id=5753"},"modified":"2020-01-02T06:00:13","modified_gmt":"2020-01-02T06:00:13","slug":"xildhiban-aadan-muxumed-hoorri-mataan","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/www.somalilandfirst.com\/so\/xildhiban-aadan-muxumed-hoorri-mataan\/","title":{"rendered":"Xildhiban Aadan Muxumed Hoorri Mataan"},"content":{"rendered":"\n<p>Mudane\nXildhiban,<\/p>\n\n\n\n<p>Mudane\nwaxaanu kaa codsanaynaa in aad nala qaadataan fulinta qodabada DAN-QARAN\n(Somaliland-First) ka kooban tahay. Fikaradani oo ka turjumaysa danta dadka iyo\ndalka Somaliland.<\/p>\n\n\n\n<p>Mudane\ndhaqdhaqaaqa muwaadiniinta Somaliland oo lagu magacaabo Somaliland-First,\nkuwaasi oo isku hawla kana baaraandaga isku dubaridka Talooyin dhaxalgal u\nnoqda aayatiinka dalkeena.<\/p>\n\n\n\n<p>Muhimadda\nugu wayn ee Talooyinka Somaliland-First waxay horseed u yihiin:<\/p>\n\n\n\n<ul><li>In dalka Somaliland helo Aqoonsiga caalami ah.<\/li><li>In muwaadiniinta Somaliland noqdaan shicib midaysan, isna\naaminsan oo ay ka goan tahay horumarka dalkooda, meela uga soo wada jeeda\ncadawgooda.<\/li><li>In dalka Somaliland noqdo mid si dhab ah, u wada leeyihiin\nmuwaadiniintiisu, sidoo kalena muwaadiniinta Somaliland si buuxda u helaan\nCadaalad, Nabadgalyo iyo Barwaqo waarta.<\/li><\/ul>\n\n\n\n<p>Mudane,\ndhaq dhaqa Somaliland-First waxay ka kooban yihiin Muwaadiniin iyo Aqoonyahano\nreer Somaliland ah, oo jecel inuu dalkoodu helo isbadlkaasi kor ku xusan, kaasi\noo guud ahaan shacabka Somaliland gudo iyo dibada ay si buuxda u tageersan\nyihiin Talooyinka wax ku oolka ah ee Somaliland-First<\/p>\n\n\n\n<p>Sidaasi\ndarteed, Mudane waxaan kaa codsanaynaa in aad tageertid, kana hawl gashid sidii\nsharciyada lagu hirgalinayo Talooyinka DAN-QARAN (Somaliland-First) u hirgalin\nlahayd. Si loo dhamaystiri lahaa gudiyo heer qaran ah, oo awoodii maamul iyo\nkuwa ay ku fuliyan talooyinka Somaliland-First leh. Talooyinkaasi oo iyagoo\nfaahfaahsan isla markaasina is fasiraya halkan ku lifaaqan.<\/p>\n\n\n\n<p>Hirgalinta\nDAN-QARAN (Somaliland-First) waxaay u bahan tahay aqoonyahano dacad ah oo\naaminsan fikrada ay xambarsan tahay aragtidani. Waxaanu diyaar idiin la nahay\nin aanu idiin kala shaqayno hirgalinteeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"Mudane Xildhiban, Mudane waxaanu kaa codsanaynaa in aad nala qaadataan fulinta qodabada DAN-QARAN (Somaliland-First) ka kooban tahay. Fikaradani oo ka &#8230;","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"parent":0,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_surecart_dashboard_logo_width":"180px","_surecart_dashboard_show_logo":true,"_surecart_dashboard_navigation_orders":true,"_surecart_dashboard_navigation_subscriptions":true,"_surecart_dashboard_navigation_downloads":true,"_surecart_dashboard_navigation_billing":true,"_surecart_dashboard_navigation_account":true,"_uag_custom_page_level_css":"","footnotes":""},"uagb_featured_image_src":{"full":false,"thumbnail":false,"medium":false,"medium_large":false,"large":false,"1536x1536":false,"2048x2048":false,"medium-thumb":false,"blog-large":false},"uagb_author_info":{"display_name":"Editor1","author_link":"https:\/\/www.somalilandfirst.com\/so\/author\/oyousuf\/"},"uagb_comment_info":0,"uagb_excerpt":"Mudane Xildhiban, Mudane waxaanu kaa codsanaynaa in aad nala qaadataan fulinta qodabada DAN-QARAN (Somaliland-First) ka kooban tahay. Fikaradani oo ka ...","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.somalilandfirst.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/5753"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.somalilandfirst.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.somalilandfirst.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.somalilandfirst.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.somalilandfirst.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5753"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.somalilandfirst.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/5753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5754,"href":"https:\/\/www.somalilandfirst.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/5753\/revisions\/5754"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.somalilandfirst.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}