Gobalka Sarar (Caynaba)

U-hiili Magaladada.

Haddii aad jeceshahay in ay Magaladadu u fiicnato, una qurux badnaato sida Magalada sawirkani oo kale, haddii aad tahay muwadan jecel dalkiisa inuu horumar dhan kasta gaadho, isla markana dadkiisa helaan nabada warta, cadaalad ay u siman yihiin, hantida dalkuna aanu koox u xidhnaan ee ay dadka oo dhan wada gaadho, Isbahaysiga Dan Qaran waxuu ka codsanayaa in aad ku soo biirto.

Sida kaliya, eenu horumar, cadaalad iyo nabad galyo warta u gadhi karnaa waa inagga oo gacmaha is-qabsana dadka xumaha ka shaqeynayana iska qabana si aynu u helno Somaliland ka fiican ta manta.