Musharaxiinta Golaha Degaanka D/BURCO

Mudanayaal iyo Marwooyin;

Somaliland waxay u bahan tahay xubnaha Gole Degan oo shaqadooda qabsan kara, lakiin uma bahna dad garaadkoodu dhaafsiisnayn siday hanti ummada u-boobi lahaayeen. Marka, haddii aad tahay qof u-qalma oo  aqoon, karti, wayo aragnimo uu musharaxa Maayar/Maayar Ku-xigeen ama Golaha Deganka ku noqotid, Isbahaysiga DAN-QARAN wuxuu kuu balan qadayaa inuu ku tageero.