Musharaxiinta Golaha Wakiilada G/Saxil

Mudanayaal iyo Marwooyin;

Somaliland waxay u bahan tahay xubno Golaha Wakiilada oo shaqadooda qabsan kara, lakiin uma bahna dad mushahar doona ah. Isbahaysiga DAN-QARAN waxuu tageerayaa Musharaxiinta tageera qodabada Dib-U-Habaynta ku samaynaya habka dawladeed ee qabyalada ku salaysan ee qabyada ah. Sidaasina waa wadada kaliya ee aynu kaga baxayno isqab-qabsiga macno darada ah, ee manta jooga.

Marka haddii aad tahay qof aqoon, karti, wayo aragnimo u qalanta Golaha Wakiilada aad leedahay, isla markana aad ku qanacsan tahay qodabada Dib-U-Habaynta Somaliland, Isbahaysiga DAN-QARAN waxuu kuu balan qadaya inuu ku tageerayo.

Please Login with the Login credentials we provided to you.